Home Wararka Maanta Daraasad Coronaha Omicron oo ka dhaqso badan Boqolkiiba 70 Midka Caadiga

Daraasad Coronaha Omicron oo ka dhaqso badan Boqolkiiba 70 Midka Caadiga

0

Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan. 

Dhanka kale, calaamadaha caabuqa omicron ayaa aad u daran . Sida laga soo xigtay SVT oo soo xigtay Bloomberg.

Daraasadan oo ay samaysay Jaamacadda Hong Kong, laguna dhawaaqay shalay oo Arbaca ah, in Omicron uu qofka u kala qaado 24 saacadood oo keliya ka dib caabuqa. 

Waxa kale oo ay muujisay in saamaynta isbeddelka cusub ee unugyada sambabada ay 10 jeer ka yar tahay tii hore, taas oo muujinaysa in isbeddelka cusubi uu khatar yar yahay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here