Home Wararka Maanta Haweeney Gurigeeda ku Kireysay 4,600 kr Maalinti Caasimada Stockholm oo go’an laga...

Haweeney Gurigeeda ku Kireysay 4,600 kr Maalinti Caasimada Stockholm oo go’an laga gaaray

0

Haweeney ayaa Gurigeeda ku kireysay lacag dhan 4,600 kr bartamaha Caasimada Stockholm sida uu Qoray Hem och Hyra.

Haweeneyda ayaa Gurigeeda ku Kireysay Lacagtaasi iyadoo u Mareysa Airbnb waxana ay maalin walbo heli jirtay Lacagtaasi oo bishii ka badan Lacagta caadiga ee guriga loogu tala galay.

Shirkada isla leh gurig ayaa ogaatay in Haweeneyda ay guriga ku kireyso Lacag dhan intaasi waxana lala tiigsaday maxkamad iyadoo guud ahaanba laga Celiyay guriga

Maxkamada ayaa hada Xukuntay in Haweeneyda guriga ka baxdo ugu danbeyn 1 bisha Fabruary ee Sanadka Danbe.

Dalka Sweden ayaa kamid ah wadamada aadka u adag helitaanka Guriga iyadoo Dadka ay ku qaadayo mudo 8 sano ka badan inay helaan guri.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here