Thursday, April 23, 2026
Bilayska bariga Jylland ee Denmark ayaa hadda xidhay nin saddexaad oo lagu soo oogay dil mindi loo adeegsaday oo loo geystay wiil 18 jir...
xeerilaalinta guud ayaa dacwad ku soo oogay agaasimihii hore ee iskoolada Islaamiga ah ee Römosseskolorna. Eedaha loo haysto ayaa waxaa ka mid ah lunsasho iyo danbiyo...
Faransiiska ayaa dib uga laabtay khilaafkii kala dhaxeeyay UK ee ku saabsanaa xuquuqaha kalluumeysiga ee ka dib ka bixitaankii UK midowga Yurub waxayna meesha...
Fanaan caan ah oo Swedish ah ayaa lagu helay dambi ah inuu dhac u geystay dukaan ku yaala Kista bishii Agoosto. Ciqaabtu waxay noqon...
Wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'coronavirus', xoghayaheeda saxaafadda ayaa u sheegay SVT. Xoghayaha Warfaafinta ayaa fariin gaaban ku qoray in...
Waa markii ugu horeysay ee dalka Sweden labo waalid loo maxkamadeeyo “guurka ubadka”, iyadoo dacwad oogayaasha ay maanta ku soo oogeen lamaane ku sugan...
Wadarta 170 kiis oo caabuqa corona ah ayaa laga diiwaan galiyay Oslo 24-kii saac ee la soo dhaafay - 61 in ka badan isla...
Jarmalka iyo Poland ayaa ka mid ah dalalka Yurub ee doonaya dadaallo ballaaran oo lagu joojinayo muhaajiriinta ka soo gudbaya xudduudaha bari ee Midowga...
Waxaa isa soo taraya warbixinnada ku saabsan dawooyinka laga helayo macmacaanka Sweden, iyadoo sanadkan ay xarunta qaranka ee Forensic Center (NFC) heshay dhowr kiis...
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...