Home Wararka Maanta Sweden oo laga bilaabay Talaalka Saddexaad ee Coronavirus

Sweden oo laga bilaabay Talaalka Saddexaad ee Coronavirus

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad.

Gobolka Skåne ayaa ah gobolada Dalka ee sida tooska looga bilaabay talaalka qeybtiisa Saddexaad.

Dadka waaweyn ayay dowlada hada u ogoshahay qaadashada talaalka qeybtiisa Saddexaad iyadoo kadib loo gudbayo qeybaha kale.

Sida Caadiga Ah qofka waxa uu balanta Talaalka ka balansan karaa 1177 ama waxa uu tagi karaa xaruumaha Caafimaadka ee Dalka.

Hay’ada Caafimaadka ayaa kula talineysa dadka in ay qaataan si noloshooda u badbaadiyaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here