Home Wararka Maanta Caabuqa Corona ee Sweden oo laga Cabsi qabo inuu gaaro Heer lamid...

Caabuqa Corona ee Sweden oo laga Cabsi qabo inuu gaaro Heer lamid ah Norway iyo Denmark

0

Iyada oo faafitaanka caabuqa Covid-19 uu si xawli ah ugu sii badanayo Danmark iyo Norway, khubarada cudurrada faafa ee Iswidhishka ayaa ka baqaya in Sweden ay la kulanto heer aad u sareya sida uu sheegay wargayska Expressen.

Waxa jirta khatar ah in infekshanku uu ku bato dalka Iswiidan oo laga yaabo in loo baahdo xannibaado dheeraad ah, ayay tidhi Kristina Nyström, oo ah kaaliyaha borofisar ku takhasusay cilmiga microbiology-ga ee jaamacadda Sahlgrenska ee Göteborg.

“Waan la yaabi lahaa haddii aysan jirin xannibaadyo kale haddii kiisasku sii kordhayaan,” ayuu yiri..

Maria Amir, oo ah dhaqtar ka hortagta caabuqa oo ku sugan gobolka Gotland, ayaa qaba in ay dhici karto in xannibaadyo cusub la soo rogo ka hor sabtida iyo axada, mana rabto in Iswiidhan ay ku dhacdo xaalad la mid ah wadamada deriska ah.

Waxay u sheegtay wargeyska, “Aad ayay uga walaacsanahay waxa ka dhacaya Norway iyo Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here