Sunday, March 22, 2026
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa xeryo ka sameystay waqooyiga dalka Faransiiska, iyaga oo rajo ka qaba in ay ugu dambeyn gaaraan dalka Britain. Marka loo eego...
Saddex qof ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee dalka Jarmalka. Sida...
Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden, Cabdirisaaq Waaberi ayaa lagu eedeeyay inuu malaayiin karoon Swedish ah uu musuq maasuqay , iyadoo la sheegay in...
La taliyaha gobolka Andes Tegnell ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay ku sheegay in Sweden ay wajaheyso mowjad cusub oo caabuqa Corona ah. Wuxuu intaas ku...
Dhawaan Magaalada Uppsala Labo Nin ayaa dhimatay markii nin kamid ah labada nin uu kasoo dhacay Goob dabaq ah isagoo ku dhacay Ninka kale...
Maxkamad ku taal galbeedka Jarmalka ayaa khamiistii xukun xabsi daa’in ah ku xukuntay haweeney 28 jir ah oo dishay shan ka mid ah lix caruur...
Maalin ka hor ayay dowladda Itoobiya ku dhawaaqday in dalka uu galay Xaalada degdega ah , kadib markii ay colaada ka taagneed waqooyiga gobolka Tigray ayaa...
Arrintan ayaa dad badan la yaab ku noqotay markii Stefan Löfven uu xagaagan doortay inuu iska casilo xilka ra'iisul wasaaraha Sweden iyo guddoomiyaha xisbiga...
Meydka Nin 50 sano jir ah ayaa laga helay Diyaarad kasoo duushay Dalka Turkiga isla markana Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Humburg ee Dalka...
Dawladdu Sweden ayaa doonaysa in ay ciqaab adag mariso dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 15 ilaa 17 sano ee gala dambiyada waaweyn ee lagu xukumo in ka badan...