Monday, March 23, 2026
guud ahaan Caalamka maanta kama jiro in qofka lagu qasbo qaadashada talaalka waxana lagu kala qeybsan yahay in Talaalka laga dhigo mid Qasab ah. Hadaba...
Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray Fariimo kuugu soo dhacaya Taleefankaaga taasi oo lagugu sheegayo inay timid Boostadaadi isla markana aad soo qaadan karto. Fariinta ayaa...
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen. Ehelada wiilka waa la...
Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka. Dadkan oo aan lagu celin karin...
Qaarkood ayaa Xabsiyada ku Jira Kuwaasi oo loo Diyaariyay Tarxiil Kuwa kalena Dalkooda ayaa lagu Celiyay lakin taasi badalkeeda Laabta Socdaalka Sweden ayaa ku...
Dowladda iyo Maamulka Caafimaadka Dadweynaha ayaa sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan awaamiir cusub horaanta usbuuca soo socda si loo xaddido fiditaanka caabuqa Corona. Dhowr gobol, oo ay...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudo adag oo lagu tijaabinayo xuduudaha dalka. Laga bilaabo saqda dhexe, qof kasta oo Norway yimaada waa in laga baaro...
Hay’adda kormeerka dugsiyada ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ay go’aansatay in ay xirto dugsiga madaxa-banaan ee Kunskapsljuset ee magaalada Norrköping, kaasoo ay gacanta ku hayso ururka...
Barafka da’ay 24-kii saac ee la soo dhaafay, gaar ahaan koonfurta Sweden ayaa dhibaato ka abuuray isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana dhowr jeer...
Maanta Sweden Ma Baari karto Taleefanada Qoyska sida fariimaha ay isku diraan hadii aysan jirin Dambi weyn oo dhacay oo keeni kara in la...