Thursday, January 15, 2026
Wakhtiga codsiga sharciga degenaanshaha ayaa hadda dhamaanaya. Muwaadiniinta Ingriiska waxay haystaan ​​ilaa 31 December 2021 si ay u sugaan xaqa ay ku joogaan Iswiidhan...
Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa xabsi daa’in iyo masaafurinta ku xukuntay Wiil 24-sano jir ah oo lagu magacaabo Muhammed Abdul Rahman, kaddib markii uu dil...
Jarmalku ayaa ku soo rogi doonaa karantiil dadka safarka ah ee ka imanaya Britain saqda dhexe ee Isniinta waxana looga baahanyahay baaritaan Corona si...
Wasiirka caafimaadka ee Britain Sajid Javid ayaa diiday inuu meesha uga saaro fursada xayiraadaha COVID-19 ee dheeraadka ah ka hor Christmas-ka, isagoo sheegay in...
Shirkadda cuntada ee Arla ayaa ku dhawaaqday inay sare u qaadi doonto qiimaha hal kiilogaraam oo caano ah bisha soo socota ee Janaayo sanadka cusub ee...
ku soo dhawaada Warbixinteena Nashada Todobaadka oo aan Todobaad walbo Dhamaadkiisa ku soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada maanta waxaan ku soo...
Iyada oo faafitaanka caabuqa Covid-19 uu si xawli ah ugu sii badanayo Danmark iyo Norway, khubarada cudurrada faafa ee Iswidhishka ayaa ka baqaya in...
iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad. Gobolka Skåne ayaa...
Malta waxay noqotay waddankii ugu horreeyay ee Yurub ah ee sharciyeeya beerista iyo isticmaalka xashiishadda si shakhsi ah, ka dib markii baarlamaanka Malta uu Salaasadii u codeeyay sharci cusub 36...
Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan.  Dhanka...