Tuesday, March 24, 2026
Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleiman Soylu ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay dhimashada 12 qof oo qaxooti ah oo qaboow ba’an ku qabowsaday...
Dowladda Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay qaadayso dhammaan xannibaadaha Corona ee dalka, laga bilaabo kowda bisha Maarso ee soo socota. Tani waxay ku timid Khudbadii...
Warbixin ay maanta soo saartay warbaahinta ayaa iftiimisay qiso ku saabsan gabar Carab ah oo ku nool dalka Sweden muddo 15 sano ah. Hadda...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta shir jaraa’id la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Hungary Viktor Orbán. Putin ayaa si kooban uga hadlay xaaladda Ukraine. Waxa uu sheegay...
Dowlada Denmarka ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaaday Xayiraadaha Corona ee ka jiray wadanka. Warbixinta dowlada waxay raadisay in Xanuunka Corona uusan aheyn mid halis...
Xaalada Corona ee Wadanka Germalka ayaa gaartay halkii ugu Sareesay marka la eego Tirakoobka kiisaska Corona ee Xiligan. Dowlada ayaa soo saartay Xayiraado dheeri ah...
Shidaalka ayaa noqday mid aad qaali ah bilihii la soo dhaafay, waxaana hadda mar kale kor loo qaaday qiimaha naaftada iyo batroolka labadaba -...
Alice iyo Nuux (Noah) ayaa hogaanka u haya welina waa magacyada ugu caansan dhallaanka cusub, Tirakoobka Magaca Sweden ee 2021 ayaa muujinaya. Isla mar ahaantaana,...
Arday badan oo dugsi sare ah waa inay ka qaybgalaan shaqooyinka dhismaha, korontada ama barnaamijka daryeelka oo ay helaan xirfadaha dhabta ah ee suuqa...
Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay labaatan jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas xalay looga geeatay xaafadda Rinkeby ee magaalada...