Saturday, April 25, 2026
Danmark ayaa kordhinaysa diyaargarowga ciidankeeda, xiisadda Ukraine awgeed. Sidaas waxa sheegay wasiirka gaashaandhigga Morten Bødskov salaasadii. Sababtu waa xaaladda siyaasadda amniga ee halista ah ee...
Mushaharka wasiirada ee Sweden ayaa kordhay 3,000 oo karoon horraantii Janaayo, sida lagu sheegay go’aan ay soo saareen guddiga mushaharka ee golaha gobolka.  Sidaas darteed, mushaarka...
Hay’adda laanta socdaalku ayaa filaysa in tirada magangelyodoonka ee Sweden ku nool ay kor u kacdo sanadkan marka loo eego kuwii hore. Madaxa qorsheynta ee hay'adda, Henrik...
Xulka Senegal ayaa markii u horreysay ku guuleystay tartanka koobka qaramada Afrika iyaga oo rikoodheyaal ku garaacay waddanka shanta jeer ku guuleystay ee Masar...
Maxkamadda sare ee Britain ayaa go'an kasoo saartay labo dhalinyaro oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo hay'ada Soo Galootiga u qabilsan Dalkaasi ay Qiimeyn...
Arbacadii, mas'uuliyiinta Turkiga ayaa kow iyo toban mayd ka helay meel u dhow gobolka xadka uu la wadaago Giriiga. Qof-ka laba iyo tobnaad ah ayaa...
Muhaajiriin ayaa ku dhintay koronto wado tareenka maro kuwaasi ka yimid Talyaaniga kuna sii jeeday Faransiiska Talaadadii. Dhowr qof oo tahriibayaal ah ayaa sidaan...
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada booliska Giriiga iyo kuwa Jarmalka ayaa lagu soo qabtay hal qof, waxaana la weeraray afar goob...
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...
Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa Jimcihii dacwad ku soo oogtay saddex hoggaamiye oo ka tirsan koox gooni-goosad Carab iyo Iran ah oo deggan...