Home News in English Wadahadaladii u dhaxeeyay Ruushka iyo Ukraine oo hakad ku jira

Wadahadaladii u dhaxeeyay Ruushka iyo Ukraine oo hakad ku jira

0
Photo/BelTA/Handout via Reuters

Wadahadallada u dhexeeya wakiilada Ruushka iyo Ukraine ayaa la hakiyay iyadoo dib loo bilaabayo Talaadada, sida ay sheegeen maamulka Kyiv.

Ilaa hadda, lama oga nuxurka wadahadalka Isniinta maamta loo balansanaa. Wadahadalka ayaa ahaa in lagu qabto qaab Video ah.

Dhinaca Ukraine ayaa horay u shaacisay inay dalban doonaan xabbad joojin degdeg ah marka uu bilowdo wadahadlka oo dib loogu dhigay maalinta Talaadada.

– Hadafkayagu waa in xoojiyaan wadahadalka si Ukraine u hesho natiijada lagama maarmaanka u ah nabadda iyo amniga, ayuu yiri madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj subaxnimadii hore ee Isniintii. Waxa uu intaa ku daray in dhinacyadu maalin walba wada hadlaan.

Ruushka ayaa wada Dagaal Xoogan uu ku qaaday Dalka Ukraine kaasi oo ku dhawaanaya Bil iyadoo Ruushka uu ku dhowyahay Caasimada Kyiv.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here