Tuesday, March 24, 2026
Netherland ayaa meesha ka saari doonta ​​​​dhammaan tallaabooyinka iyo Xayiraadaha corona 25ka Febraayo, Sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalka. -Dalku mar kale ayuu furmi...
Subaxnimadii Talaadada, Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso qaar ka mid ah ciidamadeeda xadka Ukraine. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Igor Konashenkov ayaa...
Ururka dhakhaatiirta Sweden ayaa xafiiska shaqada ka helay lacag dhan 5.7 milyan oo karoonka iswiidhishka si loogu maalgeliyo koorsada diyaarinta ah ee lagu caawinayo dhakhaatiir badan oo...
Booliska dalka Faransiiska, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ku dilay Saldhigga Gare du Nord ee magaalada Paris Nin Toorey ku weeraray, sida uu Idaacadda...
Maraykanka ayaa hawlihiisa safaaradeed ee Ukraine ka rari doona caasimadda Kyiv, una rari doona magaalada galbeedka ku taalla ee Lviv, sida uu sheegay xoghayaha...
Sanadihii ugu Danbeeyay waxaa Sweden ku soo kordhay in Caruuta laga qaato Waalidka gaar ahaan kuwa ajaanibta. Dhacdooyinkaasi waxaa kamid ah Muuqaalo lagu baahiyay baraha...
Tirokoobyada laga helay TV 2 ayaa muujinaya in UDI-du ay dhalashada kala noqotay 44 caruur ah tan iyo 2020. “UDI-da kama xayuubin dhalashada dhallaanka muddada...
Nin dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay labaatan jir ayaa laga helay dhaawac rasaas ah degmada Skarpnäck ee koonfurta magaalada Stockholm, waxaana la dhigay...
Haweeney Soomaali ah ayaa lagu dilay maqaayad ku taalla degaanka Ampang Selangor ee dalka Malaysia oo ay shaqaale ka aheyd Sida ay qortay warbaahinta free...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladda iyo maamulada dalka ka jira ay diyaar u yihiin dhammaan xaaladaha suurtagalka ah iyadoo la eegayo...