Saturday, April 25, 2026
Sanadihii ugu Danbeeyay waxaa Sweden ku soo kordhay in Caruuta laga qaato Waalidka gaar ahaan kuwa ajaanibta. Dhacdooyinkaasi waxaa kamid ah Muuqaalo lagu baahiyay baraha...
Tirokoobyada laga helay TV 2 ayaa muujinaya in UDI-du ay dhalashada kala noqotay 44 caruur ah tan iyo 2020. “UDI-da kama xayuubin dhalashada dhallaanka muddada...
Nin dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay labaatan jir ayaa laga helay dhaawac rasaas ah degmada Skarpnäck ee koonfurta magaalada Stockholm, waxaana la dhigay...
Haweeney Soomaali ah ayaa lagu dilay maqaayad ku taalla degaanka Ampang Selangor ee dalka Malaysia oo ay shaqaale ka aheyd Sida ay qortay warbaahinta free...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladda iyo maamulada dalka ka jira ay diyaar u yihiin dhammaan xaaladaha suurtagalka ah iyadoo la eegayo...
Mareykanka ayaa sheegay in Ruushka uu ku duuli karo dalka Ukrain wakhti kasta, waxaana laga yaabaa inuu sameeyo marmarsiinyo la yaab leh oo uu...
Arday badan ayaa Dalka Sweden ku helay Sharciga Deganaanshaha iyagoo ka faa'ideestay inay Waxbarashada ka gaareen heer sare tusaale Qeybta dugsiga sare. Laanta Socdaalka ee...
Booliiska dalka Austria ayaa sheegay in ay qabteen dad tahriibayaal ah oo lagu soo dhex qariyay sanduuq lasoo galiyay gaari xamuul ah oo ka...
Shir jaraa'id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona. Dowlada Norway ayaa go’aan ku...
Ilaa dhammaadka Janaayo, Caymiska Dawada Sweden ayaa bixisay magdhow dadka dhibaatada kasoo gaartay tallaalka 59 xaaladood - marka la isku daro 928 xaaladood oo...