Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka.
Bayaanka...
Dowlada Belgium-ka ayaa maanta ku dhawaaqday inay wax ka badashey Waqtiyada Shaqada ee Dalka.
Sida uu ku waramayo CNN Dowlada ayaa Maalmaha Shaqada ka dhigtay...
Labo Wiil oo Somali ah ayaa kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo.
Sida ay ku Waramayaan Warbaahinta Gudaha Labada Will Asal ahaan kasoo jeeda...
Jarmalku ayaa qorsheynaya inuu meesha ka saaro inta badan tillaabooyinka corona marka la gaaro Maarso 20, sida uu sheegay Raiisel wasaare Olaf Scholz.
Arbacadii, Scholz...
Ciidamada badda ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ka badan 20 markab oo ka mid ah maraakiibta Waqooyiga Ruushka ay bilaabeen dhoolatus ciidan oo...
Netherland ayaa meesha ka saari doonta dhammaan tallaabooyinka iyo Xayiraadaha corona 25ka Febraayo, Sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalka.
-Dalku mar kale ayuu furmi...
Subaxnimadii Talaadada, Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso qaar ka mid ah ciidamadeeda xadka Ukraine.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Igor Konashenkov ayaa...
Ururka dhakhaatiirta Sweden ayaa xafiiska shaqada ka helay lacag dhan 5.7 milyan oo karoonka iswiidhishka si loogu maalgeliyo koorsada diyaarinta ah ee lagu caawinayo dhakhaatiir badan oo...
Booliska dalka Faransiiska, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ku dilay Saldhigga Gare du Nord ee magaalada Paris Nin Toorey ku weeraray, sida uu Idaacadda...
Maraykanka ayaa hawlihiisa safaaradeed ee Ukraine ka rari doona caasimadda Kyiv, una rari doona magaalada galbeedka ku taalla ee Lviv, sida uu sheegay xoghayaha...














