Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen waxay ku talineysaa inaan loo safrin gobollada Brest iyo Gomel ee Belarus iyo Belgorod, Voronezh iyo Rostov ee Ruushka,...
Qudbad laga sii daayay TV-ga shacabka Ruushka ayuu madaxweyne Vladimir Putin ku xaqiijiyay in Ruushku uu u aqoonsaday laba gobol oo ka go'ay bariga...
Booliska Dalka Sweden ayaa diiday Banaan-bax uu soo qaban qaabiyay Rasmus Paludan oo ah nin ku Caan baxay islaam Naceybka.
Ninkan oo dhoor jeer goob...
Sweden ayaa go’aansatey in la dhimo tirada shaqaalaha safaaradda ay ku leedahay Kiev, iyadoo walaac laga muujiyey xaaladda dalka Ukraine, xilli qoysaska diblumaasiyiinta Sweden...
Ruushka ayaa tijaabinaya gantaaladii ugu dambeeyay ee nooca loo yaqaan Cruise missiles, Robot-yada kuwaas oo qaadi kara hubka Nukliyeerka.
Dhanka kale, waxaa socda dadaallo dublamaasiyadeed...
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Morgan Johansson ayaa sheegay in dowladdu aysan dooneyn in la mamnuuco guurka ina adeerka.
Xisbiyada Libaraalka iyo Sverigedemokraterna ayaa ku baaqay in dembi laga dhigo...
Qarax ka dhacay afaafka hore ee guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Malmö, habeenkii jimcaha, ayaa geystay khasaare Hantiyadeed oo xooggan .
Booliska ayaa heegan galiyay...
Dowlada Germalka ayaa soo saartay sharci Cusub kaasi oo sharciga Deganaanshaha lagu siinayo Dadka heesta Diidmada mudada dheer.
Dowlada Germalka ayaa dhawaan heshay Xukuumad Cusub...
dowladda ayaa soo jeedisay dhowr hindise oo lagu kordhinayo ammaanka iyo waxbarashada dugsiyada, oo ay ku jirto in la mamnuuco isticmaalka taleefoonnada gacanta xilliyada xiisadaha.
Wasiirka dugsiyada Lina Kilblum ayaa shir...
Waa dhacdo ku yar Dalka Sweden markii Aabe u dhashay Dalka Ciraaq uu mushahar u heli jiray 933 kr bishii.
Sida uu ku waramayo Raadiyaha...














