Saturday, April 25, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Jarmalka Nancy Faeser, ayaa Maanta oo Khamiis ah sheegtay inay Taageero u fidin doonto Waddamada ku yaalla Bariga Qaaradda Yurub,...
Ciidamada Ruushka ayaa Gantaallo ku garaacay Magaalooyin badan oo ku yaalla Dalka Ukrain, waxana ay Ciidankooda kasoo galeen Xeebta Koonfureed ee dalkaasi sida ay...
Ra’yi ururin cusub oo ay samaysay xarunta Demoscope Center ee Aftonbladet ee dalka Sweden ayaa muujisay in xisbiga Socialdemokraterna uu faa’iido u leeyahay arrimaha jinsiyadaha iyo waxbarashada,...
Ruushka ayaa diyaariyay ku dhawaad ​​100% ciidamadii loo baahnaa si ay duulaan buuxa ugu qaadaan Ukraine, sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah. - Waxaan maanta...
Donald Trump ayaa sheegay in tabaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka wado Ukraine ay yihiin kuwo aad u qurux badan, isla markaana aanay...
Canada ayaa raacday xulafadeeda reer galbeedka waxayna cunaqabatayn dhaqaale kusoo rogaan Ruushka. Waxaa intaa dheer in wadanku uu ciidamo dheeraad ah u dirayo bariga...
booliiska Sweden ayaa labo qof ku xiray garoonka Landvetter, sababtoo ah waxay doonayeen inay u safraan si ay ugu biiraan ururka argagixisada ah ee...
Sweden waxaa Bilooyinkii ugu danbeeyay ka jirtay Cabsi ku aadan in Waalid badan oo asalkooda soo galooti ah laga qaatay Caruurtooda. iyadoo taasi ay jirto...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa amar ku bixiyey in ciidamo la geeyo laba gobol oo ka go’ay bariga dalka Ukraine, ka dib markii uu...
Maraykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabatayn ka dhan ah labada gobol ee kala ah Donetsk iyo Luhansk ee bariga Ukraine ka dib markii Ruushku u...