Finland oo soo bandhigtay Cabsida ay Qabto hadii ay ku biirto NATO

Photo/Ivan Sekretarev /AFP/Getty Images

Finand ayaa bartilmaameed u noqon doonto dagaalka nuuca kombuyuutarrada Ruushka haddii ay dalbadaan xubinnimada NATO, sida uu sheega madaxweynaha dalkaas Sauli Niinistö.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*