Home News in English Ruushka oo sheegay inuu qabsaday Magaalo Cusub oo Ukraine ka tirsan

Ruushka oo sheegay inuu qabsaday Magaalo Cusub oo Ukraine ka tirsan

0

Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Izium ee dalka Ukraine, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Ruushka ee Tass.

Izium waxay ku taal wabiga Severskij Donets ee gobolka Kharkiv waxaana ku nool dad ka yar 50,000.

– Cutubyo ka tirsan ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada subaxnimadii Khamiista, sida uu sheegay afhayeenka Wasaaradda Difaaca Ruushka, Major General Igor Konashenkov, Tass .

Ruushka ayaan qabsaday Magaaladan iyadoo dhawaan laga soo riixay Caasimada Kiev halkaasi oo ah goobta ugu weyn ee leesku hayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here