Dhowr maalmood ka dib markii ay saxiixeen heshiis u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Rwanda, oo ku saabsan in magangelyo-doonka loo diro waddanka Afrika.
Danmark ayaa...
Sida uu shaaciyay Bangiga Swedbank waxaa dad badan lacago lagala baxay koontadooda kadib markii Cilado soo wajahday Bangiga.
lama oga nuuca cilada ee soo wajahday...
Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka.
Wiilkan...
Dowladda Sweden ayaa ku gacan seyrtay dalabkii xisbiga Vänsterpartiet ee ahaa in la qabto aftida Sweden ee xubinimada NATO.
"Tani waa arrin aan ku habboonayn afti," ayay...
Wiil dhalinyaro ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday gudaha qolka jimicsiga ee Hisingen ee Göteborg fiidnimadii caawa, sida uu sheegay booliska...
Ruushka iyo Madaxweyne Vladimir Putin ayaa aad uga fog go'doon caalami ah sida Ukraine iyo dalalka reer galbeedka oo uu Maraykanku hoggaamiyo ay sheegaan.
Madaxweynaha...
Saraakiisha guud ee dalka Ukraine ayaa sheegay in Ruushka uu sii kordhinayo duulaanka uu ku hayo bariga dalkaasi, isaga oo ujeedkiisu yahay in uu...
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya, kadib doorasho saacado badan qaadatay...
Bilayska Sweden ayaa diiday codsigii garabka midig ee Rasmus Paludan ee ahaa ogolaanshaha in uu si fagaare ah uu Banaan-bax ugu qabto Trollhättan. Bilayska...
Göteborg ayaa noqonaysa magaaladii ugu horeysay ee Iswiidhan ugu weyn ee lagu soo rogo imtixaano luuqada iswidhishka ah oo lagu sameeyo dadka doonaya in ay ka...














