Monday, April 27, 2026
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa carabka ku adkeeyay in hadii Sweden ay go'aansato in ay ku biirto NATO, ay heli doonto taageero buuxda oo Germany . Tani waxay...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay in dowladdiisu ay diyaarinayso mashruuc lagu dammaanad qaadayo dib u celinta ku dhawaad...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaado, May 3. * Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa maanta...
Boqolaal kun oo qof oo ku nool Shanghai ayaa la geeyay xarumaha corona. Qaar ayaa sheegaya in lagu qasbay in ay karantiil galaan inkastoo laga...
Wasiirka caddaaladda ee Danmark Nick Hækkerup ayaa dawladda ka tagaya, si uu u noqdo agaasimaha ururka ganacsatada deenishka 54-sano jir ka tirsan xisbiga S ayaa...
Siyaasiga Danish-Swedish ee xagjirka ah ee garabka midig ee Rasmus Paludan ayaa isu soo baxyo ku qabtay Stockholm iyo Uppsala. isagoo halkaasi ku gubay...
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in xisbigeeda Social Democratic Party uu doonayo inuu xoojiyo sanduuqa shaqo la’aanta si waafaqsan xeerarka ku meel gaadhka ah...
- Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra'iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee...
Toddobaadkii labaad oo xiriir ah, inta badan Swedishku waxay taageersan yihiin ku biirista NATO, sida lagu sheegay sahan cusub . Sahankan oo ay samaysay xarunta Novus ayaa...
Dowlada Germalka ayaa ku dhawaaqday go'an cusub oo ku aadan lacagta caawinta ee la siinayo dadka ku nool dalka ee Qaata lacagta Ceyrta. Dowlada ayaa...