Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee dalkaasi, isagoo xilka hayn doona shan sano oo cusub.
xaflad ka dhacday qasriga Elysée ee...
Duqeymaha Ruushka ee Ukraine ayaa sii xoogeystay iyadoo Moscow ay ku soo wajahan tahay maalinta guusha, maalintii Naasigii Jarmalka ka guulesteen
Maamulka Ukraine ayaa aaminsan...
Sweden ayaa noqotay xudunta ka ganacsiga maandooriyaha, iyadoo daroogooyinka loo sii gudbiyo dalalka dariska ah, sida uu booliisku sheegay. Sida laga soo xigtay SVT.
Ted Esplund...
Ciidamada Ruushka ayaa si dhow u hareereeyay Sevierodonetsk, oo ah magaalada ugu xigta bari ee Ukraine oo ay maamusho Ukraine, sida uu sheegay sarkaal...
Maxkamadda maamulka ayaa maanta soo gebagebeysay in booliisku ay ku khaldameen diidmada codsigii Rasmus Paludan ee midigta-fog ee ahaa in uu kulan dadweyne ku qabto Borås 29-kii Abriil...
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 6 May.
* Waxaa socda wareeggii saddexaad ee daad...
Kormeeraha iskuullada ayaa go’aan ku gaaray in ay ruqsadda kala noqdaan labo dugsi oo islaami ah oo madax-banaan oo ku kala yaala Uppsala iyo Stockholm,...
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 5 May.
* Sweden ayaa ka heshay Maraykanka dammaanad...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in lagu qasbo carruurta waalidkood ku dhashay dalka dibadiisa goobaha Xanaanada, kuna nool gobol ka mid ah kuwa dhaqaalahoodu...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 4 May.
* Komishanka Yurub ayaa soo jeedinaya cunaqabatayn cusub soo...













