Afhayeen u hadlay booliska oo lagu magacaabo Tembinkosi Kinana, ayaa wargeyska The Citizen u xaqiijiyay natiijada dhimashada 17 ruux, wuxuuna sheegay in ilaa hadda aan la ogeyn sababta dhimashada.
– Waxa na soo gaadhay farriin subaxnimadii Axadda oo aanu hadda baadhnay . Ma rabno inaan hadda malo-awaalno waxa jira, ayuu yidhi.
Sida laga soo xigtay wargeyska The Mirror , ilaa 22 qof oo meyd ah ayaa laga helay goobta lagu caweeyo ee Enyobeni Tavern.
Be the first to comment