Canug yar oo shan bilood jir ah oo toogasho lagu dilay magaalada Chicago

Gabar shan bilood jir ah ayaa habeenkii Jimcaha lagu toogtay kursiga dambe ee baabuur ay markaasi fadhisay magaalada Chicago.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*