Faransiiska oo doonaya in uu iskii u sameeyo sharci dastuuri ah oo Quseeya Caruurta

Photo/Reuters

Aqlabiyadda baarlamaanka Faransiiska ayaa Sabtidii taageeray soo jeedinta ah in ilmo iska soo rididda iskeed u noqoto xuquuq dastuuri ah.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*