Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in xisbigeeda Social Democratic Party uu doonayo inuu xoojiyo sanduuqa shaqo la’aanta si waafaqsan xeerarka ku meel gaadhka ah...
- Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra'iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee...
Toddobaadkii labaad oo xiriir ah, inta badan Swedishku waxay taageersan yihiin ku biirista NATO, sida lagu sheegay sahan cusub .
Sahankan oo ay samaysay xarunta Novus ayaa...
Dowlada Germalka ayaa ku dhawaaqday go'an cusub oo ku aadan lacagta caawinta ee la siinayo dadka ku nool dalka ee Qaata lacagta Ceyrta.
Dowlada ayaa...
Dhowr maalmood ka dib markii ay saxiixeen heshiis u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Rwanda, oo ku saabsan in magangelyo-doonka loo diro waddanka Afrika.
Danmark ayaa...
Sida uu shaaciyay Bangiga Swedbank waxaa dad badan lacago lagala baxay koontadooda kadib markii Cilado soo wajahday Bangiga.
lama oga nuuca cilada ee soo wajahday...
Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka.
Wiilkan...
Dowladda Sweden ayaa ku gacan seyrtay dalabkii xisbiga Vänsterpartiet ee ahaa in la qabto aftida Sweden ee xubinimada NATO.
"Tani waa arrin aan ku habboonayn afti," ayay...
Wiil dhalinyaro ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday gudaha qolka jimicsiga ee Hisingen ee Göteborg fiidnimadii caawa, sida uu sheegay booliska...
Ruushka iyo Madaxweyne Vladimir Putin ayaa aad uga fog go'doon caalami ah sida Ukraine iyo dalalka reer galbeedka oo uu Maraykanku hoggaamiyo ay sheegaan.
Madaxweynaha...















