Diyaaradii ugu horreysay oo sidday qaxoonti magan-gelyo ka codsaday Britain ayaa la filayaa inay duusho fiidnimadii caawa, si ay u geyso Rwanda iyadoo raacaysa siyaasadda cusub ee socdaalka...
Askartii ugu horeysay ee Ukraine ah oo lagu daweynayo isbitaalada Norway ayaa Axadii ka degay Gardermoen iyo Værnes ee Trøndelag.
- Bukaannada waxa loo duuliyey...
Mid ka mid ah afartii qof ee ku dhaawacantay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday jaamacad ku taal dalka Jarmalka, ayaa u dhintay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...
Booliiska dalka Sweden ayaa saaka mar kale xiray wadada aada Terminal -ka 5-aad ee magaalada Arlanda, kadib markii ay soo buux dhaafiyeen dad safar ah.
Shalay...
7 qof ayaa meydkooda la helay kadib markii diyaarad helicopter ah ay ku burburtay beerta qaranka ee Appennino Tosco-Emiliano ee dalka Talyaaniga. Diyaaradda helicopter-ka ayaa...
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in rabshadaha hubeysan ay gaareen heerkii ugu xumaa sanadkan, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay wakaalada wararka Sweden ee...
Xisbiga M ayaa dalbaday baaritaan dowladeed si loo darso suurtagalnimada mamnuucida guurka ilma adeer iyo qaraabada Sweden, taasoo qeyb ka ah soo jeedintooda la...
Baarlamaanka Sweden ayaa ansixiyay in la sameeyo guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqooyinkii ka dhacay ciidii Easter-ka ee la soo dhaafay, taasoo ka dhalatay gubista kitaabka qur’aanka kariimka...
Ruushka ayaa dhoolatus ciidan oo waaweyn ka bilaabay gobolka badda Baltic-ga Khamiistii.
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in maraakiibta Ruushka ee Baltic Fleet ay sameyn doonaan dhoolatus "si...














