Thursday, March 26, 2026
Ra’iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Denmark ay dhibane u tahay weerar arxan darro ah oo ka dhacay dalkeeda iyadoo ka hadlaysa weerarkii dhiigga...
3 qof ayaa lagu dilay weerar saaka lagu qaaday suuqa ganacsiga ee magaalada Copenhagen , sida uu sheegay booliska Denmark , Waxaa ka danbeeyay nin...
Ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladdu ay dooneyso in ay masaafuriso dhammaan dadka aan xaqa u lahayn in ay Sweden sii joogaan. "Kaliya kuwa...
Maxkamadda Yurub ayaa xukuntay, in muhaajiriinta aan loo hayn karin oo keliya sababo la xiriira joogitaankooda sharci darrada ah. Xukunka ayaa lala xiriirinayaa dhacdooyinkii xagaagii...
Maxkamadda Sare ee Texas ayaa Jimcihii laashay go’aan ka soo baxay maxkamad hoose oo maalmo ka hor loogu oggolaaday xarumaha caafimaadka ee ilmo iska...
Qaar ka mid ah weeraradii ugu dambeeyay ee Ukraine, Russia ayaa, sida ay sheegeen khubarada Ingiriis, waxay adeegsadeen gantaalo aan ku habboonayn weerarrada. Iyadoo lagu...
Dawladda Sweden ayaa u wakiilatay Wakaalada Socdaalka inay u samayso waxa loogu yeero "xarumo ka saarid" magangalyo-doonayaasha codsiyadooda magangalyo la diiday. Dawladdu waxay soo jeedisay in...
Ugu yaraan 22 qof oo isugu jira tahriibayaal iyo qaxooti isku dayay in ay ka gudbaan badda Mediterranean-ka ayaa la la’yahay ka dib markii...
17 qof ayaa ku dhintay weerarro gantaallo ah oo Ruushku ku qaaday guryo iyo goobo lagu nasto oo ku yaalla gobolka Odesa ee koonfurta...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Sweden ay ka go’an tahay inay 73 “argagixiso” u gacangeliso Turkiga. Erdogan ayaa intaa ku daray shir jaraa’id oo uu ku qabtay gabagabada...