Thursday, July 2, 2026
Habab kala duwan oo suuqa madow ah ayaa lagu kireeyaa guryaha Dalka Sweden taasi oo dowlada aysan raali ka aheyn. Sida dowlada shaacisay waxaa jira...
Booliska Magaalada Malmö ayaa ku dhawaaqay inay hayaan Basabooro badan kuwaasi oo Dadka wali aysan soo qaadan. Basaboorada ayaa ah kuwa gaaraya 10,000 kun oo...
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Eritereeya oo ku noolaa magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa labo gabdhood oo dhalinyaro ah ku dhex dilay...
Ka dib markii loo tixgeliyey mid ka mid ah qareennada ugu wanaagsan ee Iswiidhan muddo dheer, waxaa la ogaaday in ay sii daayeen macluumaadka xabsiyada si...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u safri doona Iran toddobaadka soo socda. Si uu ula kulmo Madaxweynayaasha Turkiga iyo Iran, Recep Tayyip Erdogan iyo Ibrahim Raisi. Sida uu sheegay afhayeenka...
 Doolarka Maraykanka ayaa gaaray heerka lacagta euro -da oo aan dhicin ama gaarin heerkan mudo labaatan sano ka hor.  Sababta ka dambeysa ayaa ah in Euro ay...
 Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa xukun ku riday siyaasi hore oo ka tirsanaa xisbiga SD . 60-jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu dilay saaxiibkiis oo...
Booliska Sweden ayaa ka digay in carruurta ay aad ugu dhowdahay in loo askareeyo kooxaha burcadda ah xilliga xagaaga. Waxay xuseen in marka carruurtu u guuraan meel ka...
Waa jiraqaxooti ka soo qaxay Suuriya, Afgaanistaan ​​iyo Maali, oo isku dayaya inay galaan Midowga Yurub, waxay ku urursanyihiin muddo bilo ah kayn ku...
Tirokoob ay soo saartay xarunta tirakoobka ee dalka Sweden ayaa muujisay koror ku yimid kiisaska furriinka ee Sweden sanadkii hore. Marka loo eego tirooyinkan, in ka badan 23,600 oo...