Home News in English Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo si adag ugu hadashey Weerarkii ka dhacay Malmö

Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo si adag ugu hadashey Weerarkii ka dhacay Malmö

0

Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in ay aad uga naxday sida taxadar la’aanta ah ee loo weeraray xarun laga dukaameysto oo ku taalla magaalada Malmö, halkaasi oo lagu dhaawacay haweeney kasoo jeeda dalka Norway.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here