Xisbiga Vänsterpartiet ayaa doonaya in qiimaha tigidhada gaadiidka dadweynaha la dhimo kala bar dalka oo dhan, sida ay sheegtay hogaamiyaha xisbiga Nooshi Dadgostar.
Sida...
Dhowr maalmood gudahood, ciidamada Ruushka iyo Shiinuhu waxay si wadajir ah u bilaabi doonaan dhoolatus milateri oo ay ka sameynayaan bariga fog ee Ruushka,...
Booliska magaalada Oslo ayaa furay baaritaan kadib markii haweeney u dhalatay Norway oo meyd ah laga helay Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay maamulaha warbaahinta Unni...
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...
Dowladda dalka Canada ayaa dhowaan sheegtay in dad Soomaali ah oo dalkaasi ku sugnaa la mastaafurinayo kadib markii lagu qanci waayay jinsiyadda ay sheegteen...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...
laga bilaabo bisha November ee soo socota waxaa isbadal lagu sameeyay Sharciga ama habka loo galo imtixaanka dadka doonaya inay qaadaan kaarka Taxi-ga waxa...
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Årby ee Eskilstuna.
Labada qof ee...
Dood ayaa ka taagan Dalka Holland kadib markii ilmo saddex sano jir ah ay u geeriyootay Dayac loo geestay.
Dalka Holland waxaa iska dhiibay Qaxooti...














