Qatar ayaa qorsheyneysa inay u ogolaato dadka heysta tigidhada Koobka Adduunka inay iibsadaan biirka khamriga saddex saacadood ka hor inta aysan bilaaban ciyaarta iyo...
Haweeney ah dadka ka shaqeeya nadaafada ayaa laga ceyriyay goobtooda shaqada sababo la xiriira inay cuntay shukulaato taalay goobta shaqada falkan ayaa ka dhacay...
Dowladda Jarmalka ayaa ogolaatay xirmo cusub oo samatabbixin ah oo balaayiin ah loo yareeyo cadaadiska saaran guryaha Jarmalka, sida ay sheegtay warbaahinta Jarmalka.
Waa gargaarkii...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii mar kale Giriigga ku eedeeyay inay "qabsatay" jasiiradaha laga xoreeyay ee ku yaalla badda Aegean, sida ay...
Xisbiga bidix ee gobolka Stockholm ayaa raba in uu hoos u dhigo kharashka kaarka gaadiidka dadweynaha ee bishii laga soo bilaabo 970 karoon ilaa...
Sweden waxaa sanadkan ka dhaceysa mid kamid ah doorashooyinka ugu muhiimsan Wadanka iyadoo ay jiraan Qodobo badan oo Xisbiyada soo bandhigeen si ay u...
Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa meydkooda la helay qaar kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay isku dayeen in ay ka...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in wadanku uu siinayo Taiwan xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan.
$665 milyan ayaa...
Dowladda Iswiidhan ayaa soo jeedisay in wax laga beddelo sharciga si loo waafajiyo sharciga Iswiidhan xeerarka xuduudaha Midowga Yurub iyo fiisaha.
Sharciga Cusub ayaa ah...
Dawladda Australia waxay soo dhawaynaysaa 35,000 oo muhaajiriin dheeraad ah sanadkan si ay wax uga qabtaan shaqo yaraan.
Sidaas awgeed, 195,000 oo muhaajiriin ah ayaa...
















