Friday, July 3, 2026
Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo - waxayna u egtahay inay noqon doonto...
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...
Dadka magangalyo doonka ah ee Denmark waxaa laga yaabaa in dhawaan la bilaabo in loo diro Rwanda, halkaas oo labada dal ay maanta ku...
Dhaliilo dhowr ah ayaa loo soo jeediyay xisbiga Nyans oo loo mariyay warbaahinta Sweden, waxaana ka mid ahaa war uu shalay daabacay wargeyska Expressen...
Maxkamadda Malmö ayaa nin 18-sano jir ah ku heshay danbi ah in uu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Latinka...
Dawladdu waxa ay soo jeedisay in deyn laga siiyo shirkadaha korontada si dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan biilasha korontadda xilliga jiilaalka ay...
Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa geeriyootay iyadoo da’deedu tahay 96 jir. Aqalka Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay Twitter-ka. Amiir Charles ayaa isla durbadii noqday Boqorka dalkaasi "Boqoraddu...
Labada M iyo S waxay ku heshiiyeen in dhammaan carruurtu ay xaq u leeyihiin inay doortaan dugsi. Laakiin waxay isku Khilaafeen heerka faa'iidada shirkadaha dugsiyada. -...
Shirkado badan oo dhanka korontada ah ayaa bilaabay in ay dib u eegis ku sameeyaan suurtagalnimada in ay joojiyaan qandaraasyo koronto oo waqti dheer...
Hay’adda CSN ayaa go’aansatay in ay kordhiso deeqaha waxbarasho sanadka soo socda, si ardayda dalka ee wax ku barata waqti buuxa ay helaan 1,000...