Friday, July 3, 2026
Waxaa caawa la go’aamin doonaa tartanka xisbiyada midig iyo bidix ee doorashada Sweden. Anna Nyqvist oo ah sarkaal ka tirsan guddiga doorashada ayaa xaqiijisay...
Waxaa La Filayaa in Maalinta Bari oo Arbaco ah lagu Dhawaaqo Hordhaca Codadka Doorashada Sweden halka Khamiis ay tahay maalinta ugu danbeysa ee Codadka...
Jimmie Åkesson (SD) ayaa xafiiskooda kula kulmay xisbiga Moderaterna. Markii hore ma uusan dooneyn inuu ka jawaabo waxa looga hadlayo kulanka qadada, laakiin hadda hogaamiyaha...
Xisbiga cusub ee Nyans ayaa laga yaabaa inuu saameyn weyn ku yeeshay doorashada baarlamaanka. Haddii Nyans uu helo boqolkiiba hal codadka, waxa ay noqon kartaa...
Natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Sweden waxay kala caddaan doonaan Arbacada ugu horeyn ama Khamiista ugu dambayn, ayay tiri Anna Nyqvist, madaxa xafiiska komishanka...
Waqtigan xaadirka ah, garabka midig ayaa ku hogaaminaya tirinta codadka hal kursi. Xisbiga SD oo noqday xisbiga ugu weyn ee garabka midig ayaa hiigsanaya xilalka...
Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna, Ulf Kristersson, ayaa u muuqda inuu ku jiro booska ugu wanaagsan ee uu ku noqon karo ra'iisul wasaaraha xiga ee Sweden. Sababta...
Waxaa soo dhamaatay codeynta doorashada Sweden waxana loo gudbay dhanka Tirirnta codadka oo marba marka ka danbeeyo ay soo kordhayaan. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa kaalinta 1aad...
Daawo:- Natiijada Doorashada Sweden Goorta lagu Dhawaaqayo iyo xiliga Barlamaanka la dooranayo
Cilmi baaris ayaa muujisay in Soomaalida Swedishka ah ay codkooda ka dhiibtaan si ka sarreeya dadka kale ee ajnabiga ah. Hashim Abdikareem, gudoomiyaha Somali Freds,...