Dawladdu waxa ay soo jeedisay in deyn laga siiyo shirkadaha korontada si dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan biilasha korontadda xilliga jiilaalka ay...
Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa geeriyootay iyadoo da’deedu tahay 96 jir. Aqalka Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay Twitter-ka.
Amiir Charles ayaa isla durbadii noqday Boqorka dalkaasi
"Boqoraddu...
Labada M iyo S waxay ku heshiiyeen in dhammaan carruurtu ay xaq u leeyihiin inay doortaan dugsi. Laakiin waxay isku Khilaafeen heerka faa'iidada shirkadaha dugsiyada.
-...
Shirkado badan oo dhanka korontada ah ayaa bilaabay in ay dib u eegis ku sameeyaan suurtagalnimada in ay joojiyaan qandaraasyo koronto oo waqti dheer...
Hay’adda CSN ayaa go’aansatay in ay kordhiso deeqaha waxbarasho sanadka soo socda, si ardayda dalka ee wax ku barata waqti buuxa ay helaan 1,000...
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo in la dhimo da’da ugu yar ee carruurtu ku geli karaan dugsiga , lagana dhigo laba sano...
Hogaamiyaha xisbiga Sooshal dimuqraadiga, ahna ra'iisul wasaaraha Magdalena Andersson, ayaa booqatay goobo lagu tilmaamay inay dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaanba ka liidato magaalada Dalarna,...
Baahida kalkaalisooyinka ee gobollada iyo degmooyinka Sweden ayaa aad u kordhay sanadkan. Tirakoobka xafiiska shaqadu wuxuu muujiyay in tirada boosaska banaan ee siddeeda bilood...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqday Salaasadii dhoolatus militari oo ballaaran oo Ruushku uu si wadajir ah ula sameenayo Shiinaha iyo dalal kale oo...
Dowladda Sweden ayaa ku amartay maamulada iyo hey’adaha dowladda in ay dib u eegis ku sameeyaan isticmaalka korontada, mararka qaarna ay damiyaan nalalka si...














