Home Wararka Caalamka Shirkadaha Guryaha ee Sweden oo Korontada kor u qaadaya

Shirkadaha Guryaha ee Sweden oo Korontada kor u qaadaya

0
Foto: Henrik Montgomery / SCANPIX TT

iyadoo ay jirto xaalad adag oo dhanka tamarta qaar kamid ah shirkadaha guryaha ayaa sheegay inay kor u qaadayaan Korontada.

Shirkada Wallenstam oo guryo ku leh Stockholm iyo Uppsala ayaa ku dhawaaqday inay kordhisey qiimaha korontada ku dhawaad 11800 guri oo shirkada leedahay.

Dowlada Sweden ee cusub ayaa la filayaa inay isbadal ku sameeyso qiimaha tamarta oo hada maraya halkii ugu sareesay.

Xaalada Ruushka ee Ukraine ayaa ugu wacan khiimaha korontada aadka u sareeya iyadoo dhoor wadan sidaasi oo kale laga dareemayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here