Sunday, May 24, 2026
Natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Sweden waxay kala caddaan doonaan Arbacada ugu horeyn ama Khamiista ugu dambayn, ayay tiri Anna Nyqvist, madaxa xafiiska komishanka...
Waqtigan xaadirka ah, garabka midig ayaa ku hogaaminaya tirinta codadka hal kursi. Xisbiga SD oo noqday xisbiga ugu weyn ee garabka midig ayaa hiigsanaya xilalka...
Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna, Ulf Kristersson, ayaa u muuqda inuu ku jiro booska ugu wanaagsan ee uu ku noqon karo ra'iisul wasaaraha xiga ee Sweden. Sababta...
Waxaa soo dhamaatay codeynta doorashada Sweden waxana loo gudbay dhanka Tirirnta codadka oo marba marka ka danbeeyo ay soo kordhayaan. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa kaalinta 1aad...
Daawo:- Natiijada Doorashada Sweden Goorta lagu Dhawaaqayo iyo xiliga Barlamaanka la dooranayo
Cilmi baaris ayaa muujisay in Soomaalida Swedishka ah ay codkooda ka dhiibtaan si ka sarreeya dadka kale ee ajnabiga ah. Hashim Abdikareem, gudoomiyaha Somali Freds,...
Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo - waxayna u egtahay inay noqon doonto...
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...
Dadka magangalyo doonka ah ee Denmark waxaa laga yaabaa in dhawaan la bilaabo in loo diro Rwanda, halkaas oo labada dal ay maanta ku...
Dhaliilo dhowr ah ayaa loo soo jeediyay xisbiga Nyans oo loo mariyay warbaahinta Sweden, waxaana ka mid ahaa war uu shalay daabacay wargeyska Expressen...