Home Wararka Caalamka Turkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga

Turkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga

0

Dowlada Turkiga ayaa diiday in Qaxootiga Suuriya ay ka gudbaan Xadka Dalkaasi una gudbaan Dhanka Giriiga.

Sida ay ku Warameyso Wakaalada Wararka ee Reuters ku dhawaad 600 Qof una badan Suuriya ayaa Ka Gudbayay dhanka Xadka lakin Ciidanka Turkiga ayaa dib u soo Celiyay.

Turkiga ayaa horey u fasaxay Qaxootiga Dalkaasi ku sugan ee markasta u gudba Dhanka Giriiga taasi oo hakad ku yimid.

Dhawaan Dowlada Giriiga ayaa ku eedeysay Turkiga in uu si ula kac ah u soo fasaxo Qaxootiga taasi oo sababtay in Labada Dal ay Hadalo Kulul Hawada isku mariyaan.

Turkiga waxaa ku sugan Qaxootiga badan oo u badan Dalka Suuriya halka ay Somali ku jiraan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here