Home Wararka Caalamka Wiil Somali ah oo labo Qof ku dilay Dalka Germalka

Wiil Somali ah oo labo Qof ku dilay Dalka Germalka

0

Wiil Somali ah ayaa labo qof ku dilay Magaalada Ludwigshafen ee Dalka Germalka sida ay xaqiijiyeen Booliska Dalkaasi.

Booliska ayaa warbixintiisa ku sheegay in Wiilka Somaliga la qabtay kadib markii laga toogtay mid kamid ah luguhiisa.

Ninkan Somaliga ayaa sidoo kale dhaawac gaarsiiyay qofk kale goobta ka agdhawaa.

Dalka Germalka waxaa ku nool Dad kala duwan oo ajaanib ah Waxana ugu badan Dadka kasoo jeeda Suuriya iyo Somaliya kuwaasi oo dhoor jeer halkaasi ka geestay dhibaato.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here