Home News in English Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden

Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden

0

dhawaan shirkada Mathem ee Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay Xayeysiis ku muujineyso Dadka Cuntada ka dalbada.

Xayeysiiska Cusub ee Sanadkan Waxaa ku jira gabadh Muslimad ah oo xijaaban taasi oo Shirkada Mathem ka dalbaneysa Cunto.

Soo bandhigida Xayeysiiska kadib waxaa shirkada u dhacay Dhaleeceen xoogan oo ugu weyn tahay in Xijaabka uu yahay waxa dumarka lagu dhibo sida ay warbixinta sheegeyso.

Shirkada ayaa dhaleeceynta kadib soo bandhigtay go’an cusub oo ah in meesha laga saaray Xayeysiiska.

Sababta ugu weyn ayaa lagu sheegay Xaalada ka taagan Iiraan halkaasi oo dhawaan ka dhaceen rabshado kadib gabar iran u dhalatay oo u dhimatay Xijaab ay si qalad ah u xiratay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here