Home News in English Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta

Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa.

Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray dhimista Canshuurta, Dhaqaalaha, Amaanka, Dambiyada iyo Difaaca.

” Ka hor Doorashada Sweden waxay heysataa Dhibaato waana lama huraan in isbadal Cusub la sameeyo” Ulf Kristersson ayaa warbaahinta u sheegay sidaasi.

Xisbiga Moderater-ka oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Dalka Sweden ayaa ah kuwa sida aadka loogu Saadaalinayo Doorashada Sanadkan iyadoo ugu wacantahay balanqaadka uu saneeyay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here