Raisal Wasaaraha Sweden oo dhinac taagan yihiin Qaar kamid ah Wasiiradiisa ayaa maanta ku dhawaaqay Xaala deg deg ah oo Sweden soo wajahday
Ulf Kristersson...
Dhawaan Dowlada ayaa shaacisay in ay wado Qorshe Sharciga Deganaanshaha Rasmiga looga Ceshanayo Dadka Magangayo doonka ah ee Dalka ku Nool.
Wasiirada Socdaalka Sweden Maria...
Shalay waxaa lasoo saaray liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga Hoyre ee Doorashada Golaha Deegaanka Oslo ee Sanadka 2023.
Liiska Musharixiinta waxaa kasoo muuqday...
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa tan markii lasoo dhisay balan-qaaday isbadalo Cusub oo lagu soo kordhinayo Dhanka Socdaalka iyo Arimaha soo galotiga.
Dhawaan ayay dowlada...
Booliska Dalka Norway ayaa labo Wiil oo Somali ah u qabtay Dilka Wiil Somali ah oo dhawaan lagu dilay Caasimada Oslo gaar ahaan Nawaaxiga...
Golaha Deegaanka Caasimada Stockholm ayaa go'aan saday in la kordhiyo Qiimaha Lacagta Baarkinka ee Saacadii sida uu ku waramayo Mitt Stockholm
Mudo 10 sano ah...
Maxkamada ku taalla Örebro ayaa xukun ku riday Afar Waalid oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen guurka Caruurtooda.
Sida ku Cad Warbixinta SVT Waalidka...
Warbixin Cusub oo heer Caalami ah ayaa lagu sheegay in Dalka Sweden uu yahay Dalka ugu horeeya Caalamka ee lagu noolaan karo.
Baaritaanka oo ay...
Dowlada Sweden ayaa Turkiga ku waraajisay Nin aad looga doonayay Gudaha Dalkaasi oo iska dhiibay Sweden.
Ninkan oo gaaray Sweden sanadkii 2015 ayaa Magangalyo weydiistay...
Tan iyo Markii la Fududeeyay helitaanka Basaboorka Dalka Sweden ee la Cusbooneysiiyo Waxaa jirta dhibaato ka taagan Xaruumaha Booliska ee ku saabsan Basaboorka.
Badankooda Basaboorada...














