Home Wararka Caalamka Anfac Haashi oo kasoo muuqatay Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo

Anfac Haashi oo kasoo muuqatay Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo

0

Shalay waxaa lasoo saaray liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga Hoyre ee Doorashada Golaha Deegaanka Oslo ee Sanadka 2023.

Liiska Musharixiinta waxaa kasoo muuqday Anfac Haashi Goodir oo ah gabadh asal ahaana kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana noqoneysa gabadhii ugu horeysay ee Xisbiga u matasha Doorashada Golaha Deegaanka Oslo.

Anfac Ayaa liiska Mushiriixta kaga jirta Booska 24aad Waxana horey loogu yaqaanay Arimaha Bulshada ee dadka Somalida waana qof aad u fir-fircoon.

Golaha Deegaanka Oslo ayaa ah kuwa aad muhiim ugu ah Xisbiyada inay saameyn ku yeeshaan si Maamulka Deegaanka ay ugu daraan Fakarkooda.

Anfac ayaa la aaminsanyahay in ay wax badan ka qaban karto Arimaha Dadka Somalida iyo waliba ajaanibta kale.

AD
Previous articleDadka Aqoonta leh oo Sharciga Deganaashaha Rasmiga la siinayo, Dowlada Sweden oo Xooga Saareysa
Next articleDadkee ayaa laga Ceshanayaa Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ” Wasiirada Socdaalka Sweden oo ka jawaabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here