Sweden Waa Dalka ugu Wanaagsan ee lagu Noolaan karo Sanadka 2022” Warbixin Caalami ah”

Warbixin Cusub oo heer Caalami ah ayaa lagu sheegay in Dalka Sweden uu yahay Dalka ugu horeeya Caalamka ee lagu noolaan karo.

Baaritaanka oo ay Sameysay US News And World oo kaa shaneysa Jaamacada University of Pennsylvania ayaa laga eegay qeybo badan oo bulshada ah sida Warbarashada, Caafimaadka iyo Nolshada kale.

Dalka Denmark ayaa kaalinta labaad galay halka Canada ay soo gashay Kaalinta 3aad marka la eego wadamada Caalamka ee lagu noolaan karo.

1 Sweden

2 Denmark

3 Canada

4Switzerland

5 Norway

6 Finland

7 Germany

8 Holland

9 Australia

10 New Zealand

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*