Monday, January 26, 2026

Halis Amaan oo ku wajahan Dalka Mareykanka Sida uu sheegay Pentagon-ka

0
Pentagon-ka ayaa sheegay in ay baarayaan cidda hela dukumentiyada sirta ah ee nooca internetka lagu faafiyay iyo sida loo qeybiyay. Chris Meagher, oo ah xoghayaha...

Dhibaato loo geesto Qaxootiga kasii gudbaya Xadka Mexico ee Mareykanka ku wajahan

0
Qaxootiga ku sugan Dalka Mexico ayaa la kulmay dhibaato xoogan oo ku aadan safarkooda ay kaga sii gudbayaan dalkaasi. Muhaajiriinta ayaa ka sheekeynaya xaalado naxdin...

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Sheffield, Booliska oo Baaritaan bilaabay

0
Kooxo hubeesan oon wali heebtooda la aqoonsan ayaa wiil Soomaali ah shalay ku dilay xaafadda Gleadless oo katirsan magaalada Sheffield ee  kutaalla woqooyiga dalka ...

42 diyaaradood oo Shiinees ah oo ka gudbay khadka dhexe ee marin biyoodka Taiwan

0
42 diyaaradood oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Sabtidii maanta ka gudbay khadka dhexe ee marin biyoodka Taiwan, xilli Shiinuhu uu dhoolatus milateri ku...

Saddex Qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarro ka dhacay...

0
Saddex qof ayaa ku dhintay oo uu ku jiro dalxiise Talyaani ah, ugu yaraan toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar baabuur iyo toogasho...

Turkiga oo Fariin Adag u diray Dowlada Sweden oo ku aadan ku biirista NATO

0
Turkiga ayaa rajaynaya in Sweden, sida Finland, ay sida ugu dhaqsaha badan u gudato waajibaadkeeda si ay iyaguna ugu biiraan NATO, ayuu yiri wasiirka...

Ciidamada Ruushka oo xoog ku qabsaday Magaalada Bachmut Sida ay sheegtay Dowlada UK

0
Ciidamada Ruushka ayaa xoog ku qabsaday magaalada Bachmut, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Britain. Dhinaca Ruushka ayaa dagaalka magaalada ku jiray ilaa dhamaadkii bishii March,...

Wiil Dhaliyaro ah oo lagu dilay Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden

0
Bilayska ayaan wali wax tuhmane ah u hayn toogashadii shalay galab ka dhacday magaalada Eskilstuna halkaas oo wiil dhalinyaro ah oo 18 jir ah...

Militariga Israa’iil oo weeraray dhowr goobood oo ku yaalla Dalka Lubnaan.

0
militariga Israa’iil ayaa weeraray dhowr goobood oo ku yaalla Lubnaan. Sida laga soo xigtay militariga, duqeymaha dhanka cirka ah ayaa jawaab u ahaa gantaalada faraha...

Sweden oo Ku Dhawaaqday Go’an Saameyn ku Yeelanaya Dadka Somalida iyo Ajaanibta kale

0
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay sharciyada kala noqonayso qofkii ku laabtay dalkii uu ka soo cararay markii hore, sida Soomaaliya oo kale . Dowladda Sweden...