Monday, August 25, 2025

Hooyo Somaliyed iyo shanteeda Caruur oo lagu amray in ay iskaga baxaan Dalka Norway...

1
Hooyo somaliyed iyo 5 caruur ah oo ay dhashay ayaa lagu amray in wadanka iskaga baxaan amarkaasi oo uu kasoo baxay Hay'ada dhanka soogalootiga...

Barlamaanka Norway oo Mamnuucay Guurka Ina Adeerka iyo ina Abtiga (Layaab)

0
Khamiista, aqlabiyada gudiga cadaalada ee baarlamaanka Norway (Stortinget) ayaa u codeeyay in la mamnuuco guurka inaadeerkii. Xisbiga shaqaalaha (AP) iyo xisbiga horumarka (FRP) ayaa...

Azerbaijan oo war kasoo saartay Duqeynta Armenia ay wado iyo Dhulka ay la wareegtay

0
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Azerbaijan ayaa war ka soo saartay weerarada sii socda ee Armenia ee lagu qaadayo degmooyinka la deggan yahay ee Azerbaijan...

Azerbaijan oo soo bandhigtay Gadiid Dagaal oo kala wareegtay Ciidanka Armenia

0
Wakaaladda wararka ee ugu sareysa dalka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa Arbacadii maanta soo qabatay sawirada gawaari dagaal oo ay ciidamada Azerbaijan kala wareegeen...

Norway Xisbiga FRP oo soo jeediyay in Qaxootiga la siiyo 8 sano oo Deganaansho...

0
Sylvi Listhaug oo katirsan xisbiga hormarinta (FRP) soo jeediyay in Qaxootiga Dalka iska dhiibay ee loo ogolaaday Sharciga la siiyo 8 sano oo Sharci...

Lena Hallengren ” Dowlada waxay dooneysaa Sharciyo Cusub in ay soo kordhiso”

0
Dowladu Sweden ayaa rabta in ay soo kordhiso sharci cusub. Sharciga ayaa awood u siiyaa dowladda inay yareyso xuquuqda dadka ee ah inay si...

Norway oo laga helay 35 nuuc oo Coronvirus ah

0
Illaa iyo hadda, intii lagu jiray xaalada Corona 35 nooc oo kala duwan oo ah coronavirus ayaa laga helay Norway, waxaana 26 ka mid...

Raiisel Wasaaraha Armenia oo diiday Wada-hadalka uu garwadeenka ka yahay Ruushka ( Maxaa soo...

0
Dadaalada diblumaasiyadeed ee lagu joojinayo colaadda u dhaxeysa Armenia iyo Azerbaijan ee ku saabsan gobolka la haysto ee Nagorno-Karabakh ee Azerbaijan ayaa waji cusub...

Faransiiska oo Dalkiisa ka saaraya 231 Qof oo Ajaanib ah

0
Faransiiska ayaa isku diyaarinaya in uu daliisa ka saaro 231 ajaanib ah oo ku jira liiska dawladeed ee looga shakisan yahay caqiidooyinka diimeed ee...

Norway oo Lix sano Xabsi ah ku Xukuntay Nin Kufsaday Xaaskiisa Shan jeer (Layaab)

0
Nin kasoo jeeda Waqooyiga Noorweey oo 40 jir ah ayaa lagu xukumay lix sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday xaaskiisa shan...