22 Qof oo ku dhimatay Shil diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Ukraine
Diyaarad milatari oo laga leeyahay dalka Ukraine ayaa ku burburtay wadada ay diyaaraduhu ku ordaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi. Shilku wuxuu...
Dad ku dhaawacmay Weerar loo adeegsaday mindi oo ka dhacay meel u dhow Wargeyska...
Laba qof ayaa ku jira xaalad halis ah ka dib weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay agagaarka xafiisyadii hore ee wargayska sir-doonka Charlie...
Wafdi Mareykanka ka socda oo booqanaya Giriiga si uu taageero ugu muujiyo
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa booqan doona Griiga usbuuca soo socda si uu taageero ugu muujiyo ka dib xiisadaha kacsan ee ka...
Wasiirka Arimaha Gudaha Germalka iyo Wasiiro kale oo karantiil isku sameeyay (ilaaladooda oo Corona...
Heiko Maas ayaa baajiyay safar la qorsheeyay inuu ku aado dalka Jordan kadib markii xubin ka mid ah ilaaladiisa amaanka laga helay baaritaanka cudurka...
Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...
Maxaa kasoo baxay Shir Sadex Geesood Muuqaal ah oo dhexmaray Madaxda Turkiga,Germalka iyo Midowga...
Madaxda ugu sareysa ee ka socota Turkiga, Jarmalka, iyo Midowga Yurub ayaa Talaada maanta qabtay kulan fiidiyow ah oo diiradda lagu saaray xiisaddii ugu...
Dowlada Ingariiska oo soo saartay Xayiraado Cusub oo wadanka ah guduhiisa ah
Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ka hadlay Xayiraado cusub oo wadanka lagu soo rogay iyo Dadka dib ugu laabanaya xafiisyada shaqada, isagoo sheegay...
Maxaa ku soo kordhay Xiisada Turkiga iyo Giriiga & Kulanka Midowga Yurub ee la...
Turkiga iyo Gariiga ayaa dhowaan dib u billaabi kara wadahadallo ku saabsan muranka aagga ay kala sheegtaan ee badda Mediterranean-ka, laakiin hogaamiyaasha Midowga Yurub...
Taliyaaniga oo diiday Markab kale oo Muhaajiriin ka soo badbaadiyay bada Mediterranean
Masuuliyiinta Talyaaniga ayaa diiday markabka soo badbaadiyay muhaajiriin ee lagu magacaabo Sea-Watch 4 dekedda magaalada Sicilian ee Palermo.
Maamulka dekedda Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay...
Dowlada Sweden oo war kasoo saartay soo qaadashada Qaxootiga Giriiga oo Xisbiyada qaar codsadeen
Arinta qaxootiga ayaa markale kala qeybinaysa xisbiyada Sweden, madama su’aal ka taagan tahay in Sweden ay soo bandhigto go'anka soo dhaweynta muhaajiriinta ka socota...