Thursday, July 25, 2024

Sharci Cusub oo maanta bilowday kaasi oo Qaxootiga Cusub Sameenaya

0
laga bilaabo maanta oo bisha tahay July kowdeeda waxaa bilowday Sharciga Cusub ee guuritaanka kaasi oo saameenaya Qaxootiga doonaya in ay ka guuraan Hoyga...

Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa

0
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...

Mareykanka oo joojiyay Dal ku galka ajaanibta iyo Sharciyada qaar ee uu bixiyo

0
Madaxweyaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa kordhiyay muddada hakinta qaar ka mid ah sharciyada giriin kaadhis-ka sidoo kalana waxa uu joojiyay dal ku-gallada ajaanibta...

Nin Somali ah oo Xaaskiisa ku dilay Dalka Germalka oo mudo kooban ku nooleyd

0
AUN waxaa dalka Germalka lagu dilay Laylo Siciid oo kamid aheyd jaaliyada Somalida ee ku nool Dalkaasi oo dhawaan dagtay kadib markii uu ninkeeda...

Donald Trump ”Ilhaan Omar waxay dooneysaa in Mareykanka ay ka dhigto sida Somaliya”

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale bilaabay weeraradiisa ka dhanka ahaa Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareska Mareykanka. Isagoo la hadlayey taageerayaashiisa ayuu sheegay...

Dhacdo fool xun oo ka dhacday Magaalada Bristol ee Dalka Ingariiska 13 dhalinyaro Somali...

0
13 wiil oo wada Soomaali ah ayaa lagu helay dembi tacaddi jinsi ah oo ay kula kacayeen hablo yar yar oo dagan Magaalada Bristol...

Germany Sharciga ayaa kala noqoneynaa Waalidka Gudniin ku sameeya Caruurtiisa

0
Warbaahinta gudaha ee wadanka Germany ayaa daaha ka qaaday sharci adag kasi oo samayntiisa leh waxaana sharcigan dowlada Germany ay ugu talagashay in lagu...

Sweden oo Fasaxday in Safar lagu tagi karo 10-kan Dal kuwa kalena Xayirtay

0
Wasaarada Arimaha Dibada Sweden ayaa soo saartay in 10 Dal oo kamid ah kuwa saarnaa Xayiraada in aan loo safri karin laga qaaday xayiraadaasi...

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka heesta diidmada ee Somaliya iyo Ciraaq kasoo jeeda

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka ee dalka Sweden, Morgan Johansson, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay culeys saari doonto dowladaha Ciraaq, Lubnaan, Iran iyo somaliya...