Baarlamaanka Holland oo Xasuuq ku tilmaamay sida Shiinaha ula dhaqmay Muslimiinta laga tirada badan...
Nederland Barlamaankeeda ayaa u codeeyey soo jeedin ku aadan sida loola dhaqmo dadka muslimiinta ah ee laga tirada badan yahay ee Uighurs ee ku nool...
Jarmalka oo soo bandhigay tirada Qaxootiga uu siiyay Sharciga Sanadkii hore
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday bishii Janaayo in tirada codsiyada magangalyada ee Jarmalka ay hoos u dhacday 30% sanadka 2020 marka loo...
Codsiyada Magangalyada ee Midowga Yurub oo hoos u dhacay 31% sanadka 2020
Warbixin uu soo saaray Xafiiska Taageerada Magangalyo doonka Yurub ayaa lagu sheegay maanta, Khamiista, in codsiyada magangalyada ee Midowga Yurub ay hoos u dhacday...
Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaraya Ruushka iyo Xulafadiisa
Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inuu soo rogo xayiraadaha socdaalka iyo xayiraadaha hantida ee xulafada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin bisha Maarso, taasi oo lagu...
Labo Maro Af-xirasho oo yareyn karta Faafitaanka Coronavirus (Daraasad)
Hubinta in maaskaro ay si fiican ugu xirantahay wajiga iyo adeegsiga laba waji waxay u badan tahay inay si weyn hoos ugu dhigeyso soo-gaadhista...
Xiddigii hore ee NBA Stephen Jackson oo qaatay diinta Islaamka
Xiddigii hore ee NBA Stephen Jackson ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka, isagoo uga mahadceliyay tageeraha heesaaga Mareykanka Tone Trump taageeridiisa...
Bandowga Saaran Caasimada Giriiga oo la kordhiyay iyo Sharuudo ku xiran u bixitaanka Banaanka
Masuuliyiinta Giriiga ayaa hada kordhinaya bandowga salka ku haya caasimada Athens iyo magaalada labaad ee ugu balaaran ee Thessaloniki mudo 3 saacadood ah.
Waxay qortay wakaalada...
Haashim Cumar oo lagu dilay Magaalada Toronto ee Dalka Canada
Rag hubeysan ayaa Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaas, iyaga oo dilka...
Dowlada Imaaraatka Carabta oo soo saartay Sharci Cusub oo ajaanibta Caawinaya
Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku jiraan saynisyahannada,...
Faransiiska waxa ka dhacay Banaan-baxyo looga soo horjeedo Sharciga Cusub ee Amniga
Tiro badan oo ka mid ah magaalooyinka Faransiiska waxaa ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo sharciga cusub ee amniga ee ay soo jeedisay dowladda.
Haddii...