Thursday, September 11, 2025

Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna oo Codsanaya xubinimada NATO hadii uu ku guuleysto doorashada

0
Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu u codsan doono xubinimada NATO ee Sweden hadii loo ogolaado in uu soo dhiso dowlad...

Biden oo Shiinaha uga digay Cawaaqibka ka dhalan karta Taageerada Ruushka

0
Madaxweyne Joe Biden ayaa uga digay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping cawaaqibka ka dhalan kara taageeridda dagaalka Ruushka ee Ukraine. Intii lagu guda jiray Kulan qaatay...

Erdogan oo qaban qaabinaya kulan dhex-mara Madaxweyne Putin iyo Zelensky

0
Madaxweynaha Turkiga ayaa dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ku casuumay wadahadal nabadeed oo uu la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo khadka...

Ciidan Jeejniya ah oo ku wajahan Ukraine Sida uu sheegay Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov

0
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa sheegay in kumannaan mutadawiciin ah oo Jeejniya ah ay ku wajahan yihiin Ukraine si ay uga dagaalamaan dhanka Ruushka. Kadyrov...

Dowlada Sweden oo Barlamaanka horgeysay Sharciga Wax ka Badalka Caruurta ee Qoysaska

0
Dowladda Iswiidhan ayaa maanta baarlamaanka horgeysay wax ka beddelka sharci ee ku saabsan carruurta sida qasabka ah loogu xanaaneeyo adeegga bulshada . Wax ka beddelka ayaa...

Joe Biden oo ku tilmaamay Vladimir Putin “kaligii taliye gacan ku dhiigle ah”.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa eedeeyay Vladimir Putin wuxuuna ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka "kaligii taliye gacan ku dhiigle ah". "Jamhuurigu waxay si wadajir ah uga...

Finland ” Waxan ku biiri karnaa NATO iyadoo Sweden nala Socon”

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, ayaa sheegtay in Finland laga yaabo inay xubin ka noqoto NATO, xitaa haddii Sweden aysan sidaas samayn. Si kastaba...

Booliska Sweden oo loogu baaqay Xalinta Sugitaanka dheer ee Basaboorka

0
Xafiiska wakiilka cadaalada ee Örebro ayaa warbixino dhowr ah ka helay muwaadiniinta oo ku saabsan dib u dhaca ku yimid bixinta ama cusboonaysiinta baasaboorka. Waxaana la gudbiyay 20...

Wiil Somali ah oo Walaalkiisa ku dilay Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka

0
Magaalada Columbus gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay dil dadka Soomaaliyeed si weyn uga argagaxeen,kaddib markii wiil dhallinyaro ah oo asal ahaan...

Sweden oo Hub Dheeraad ah u direysa Dalka Ukraine oo dagaalo ka socdaan

0
Ra’iisal wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa meesha ka saarin in hub dheeraad ah loo dirayo DalkaUkraine. Andersson oo shir jaraa’id qabatay wax yar ka hor inta...