Monday, December 29, 2025

Macron oo loo dhaariyay xilka madaxtinimada Faransiiska ee cusub

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee dalkaasi, isagoo xilka hayn doona shan sano oo cusub. xaflad ka dhacday qasriga Elysée ee...

Ruushka oo sare u qaaday weerarada Ukraine ka hor maalinta guusha ee Dalkaasi

0
Duqeymaha Ruushka ee Ukraine ayaa sii xoogeystay iyadoo Moscow ay ku soo wajahan tahay maalinta guusha, maalintii Naasigii Jarmalka ka guulesteen Maamulka Ukraine ayaa aaminsan...

Booliska: Sweden Waxay Noqotay Halka Daroogada looga gudbiyo Dalalka kale

0
Sweden ayaa noqotay xudunta ka ganacsiga maandooriyaha, iyadoo daroogooyinka loo sii gudbiyo dalalka dariska ah, sida uu booliisku sheegay. Sida laga soo xigtay SVT. Ted Esplund...

Ciidamada Ruushka oo ku dhow Qabsashada Magaalo Muhiim ah Sida ay sheegtay Ukraine

0
Ciidamada Ruushka ayaa si dhow u hareereeyay Sevierodonetsk, oo ah magaalada ugu xigta bari ee Ukraine oo ay maamusho Ukraine, sida uu sheegay sarkaal...

Maxkamada Sweden oo go’an kasoo saartay Racfaanka Rasmus Paludan ee Diidmada Booliska

0
Maxkamadda maamulka ayaa maanta soo gebagebeysay in booliisku ay ku khaldameen diidmada codsigii Rasmus Paludan ee midigta-fog ee ahaa in uu kulan dadweyne ku qabto Borås 29-kii Abriil...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine, 6 May

0
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 6 May. * Waxaa socda wareeggii saddexaad ee daad...

Sweden oo lagu Xiray Labo Iskuul oo Islaami ah, Sababta oo la Shaaciyay

0
Kormeeraha iskuullada ayaa go’aan ku gaaray in ay ruqsadda kala noqdaan labo dugsi oo islaami ah oo madax-banaan oo ku kala yaala Uppsala iyo Stockholm,...

Ruushka oo Sameeyay Dhoolatus Hubka Nukliyeerka, Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ukraine (5 May)

0
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 5 May. * Sweden ayaa ka heshay Maraykanka dammaanad...

Jimmie Åkesson ” Qasab Halaga dhigo Xanaanada Caruurta Waalidkooda yahay Ajanabiga

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in lagu qasbo carruurta waalidkood ku dhashay dalka dibadiisa goobaha Xanaanada, kuna nool gobol ka mid ah kuwa dhaqaalahoodu...

Wararka ugu Danbeeyay Duulaanka Ruushka ee Ukraine 4 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 4 May. * Komishanka Yurub ayaa soo jeedinaya cunaqabatayn cusub soo...